Wasiir Juxa Oo Maanta Shir Ka Furay Muqdisho + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wasiir Juxa Oo Maanta Shir Ka Furay Muqdisho + Sawirro

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir u dhaxeeya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedyada.

Shirkan ayaa waxaa soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya,waxaana lagu ayidayaa shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Shirkan oo socon doona muddo saddex Cisho ah ka socon doona Magaalada Muqdisho,waxaana marka la soo gaba gabeeyo la filayaa in laga soo saaro war murtiyeed la xiriira waxyaabihii looga wadahadlay shirkaas.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!