Wasiir Cusub Oo La Magacaabay Iyo Mid Kale Oo Xilkii Laga Tuuray * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wasiir Cusub Oo La Magacaabay Iyo Mid Kale Oo Xilkii Laga Tuuray

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ka qaaday Wasiirka diinta iyo Owqaafta dowladda Soomaaliya Iiman Abdullahi Ali.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlada Soomaaliya ayaa sheegay xilkii laga qaaday Wasiirkaasi mana sheegin sababta.

“Waxaa xilkii laga qaaday Wasiirka Diinta & Awqaafta Mudane Iiman Abdullahi Ali waxaana sii heynaya Wasiiru Dowlaha Mudane Abdihakim Hassan Ibrahim Ashkir”

Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga u magacaabay  Maxamed Mursal Cabdiraxmaan  oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!