Wasiir Cawad Oo La Kulmay Dhiggiisa Sweden + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wasiir Cawad Oo La Kulmay Dhiggiisa Sweden + Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Caasimadda Biljimka ee Brussels dhiggiisa Sweden Marwo Margot Wallström, oo ka qeybgashay gebagebada Madasha Wax wadaagga Soomaaliya oo ay goobjoog ka ahaayeen deeqbixiyeyaasha caalamiga.

Halkaan Riix Si Aad U Sii Akhrisato Warka

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!