Mareeg Media
Somalia

Wasiir Cawad oo la kulmay dhiggiisa Masar

16

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad waxa uu maanta oo Talaado kula kulmay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar dhiggiisa Masar Sameh Shoukry.

Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhow si loo sameeyo wax wadaag istiraatiijiyadeed oo dhammeystiran oo ka dhabaynaya danaha labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, sidoo kale waxa ay faaqideen arrimo muhiim ah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!