Wasiir Cawad Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Shiinaha + Sawirro

Read Time:24 Second

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa uu khudbad ka jeediyay shirka sideedaad ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee lagu qabtay Aqalka Shacabka ee Caasimadda Bakiin.

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyagoo ka wada hadlay labada dhinac arrimo ku saabsan Dalka Soomaaliya.

Waxaa kale uu Wasiir Cawad Dalka Shiinaha Kulamo kula qaatay qaar kamid ah dhiggiisa Carabta.

About Post Author

A warsame

Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %