Wasaaradda waxbarashada & guddi baarlaman oo ka dooday Imtixaan mideysan!
Mareeg.com: Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Guddiga Arimaha Bulshada Baaralaanka ayaa maanta ka shiray Imtixaanka ardayda dugsiyada sare, kuwooda sanadkaan qalin jebinaya oo wasaaraddu dooneysa iney ka qaaddo imtixaan mideysan.
Wasiirka Waxbarashada dowladda federaalka ee Soomaaliya, Khadra Bashiir Cali ayaa dhawaanahan guluf ugu jirtay sidii imtixaan mideysan looga qaadi lahaa ardayda Fomr4-ka ee dhigta dugsiyada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, arrinkaas oo welwel geliyey waalidiin badan.
>
Comments are closed.