
fursad shaqo :- Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxa ay shacabka Soomaaliyeed u haysaa fursado shaqo oo ku saabsan
1. Faryaame ama Najaar (Carpenter ),
2.Fuundi ( Mason ),
3. Farsamo yaqaan (Technician),
4.qalabka xaadirinta (PX Attendant),
5. Nadaafiye (Cleaner),
6.Isku-duwaha Xarumaha (Facilities coordinator)
7. hawl galiye mashiinka culus (Heavy machine operator),
8.Madaxa Kormeeyka (Head Chef),
9.Cuntokariye (Pastry cook),
10.Adeegto (Housekeeper)
iyadoo muwaadiniinta daneyneysa inay shaqadaan buuxiyaan ay warqadahooda codsiga ah u diri karaan ministry@mol.gov.so