
Read Time:17 Second
Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ka jawaabtay eedeyntii musuq maasuqa la xiriirtay ee loo soo jeediyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimahada Dibadda Mukhtaar Mahad Daauud, taasi oo sababtay in xafiiskiisa shaqada ay ugu tageen ciidamo Boolis ah si ay u soo xiraan.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda