Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Xaalada Balad-xaawo &Farmaajo Oo..
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay xiisadda ka taagan Beled-Xaawo.
Warqad ciwaan looga dhigay Warsaxaafadeed faafin DEG DEG AH.
waxaa ku qoranaa in madaxweyne farmaajo uu sdex mar kala hadalay madaxweynaha kenya arinka dirbiga Beled-xaawo.
Madaxweyne farmaajo ayaa lagu wadaa maalmaha soo aadan inuu safar ku aado Wadanka kenya si uu madaxda Somalia uu ugala hadlo xaalada Dirbiga balad-xaawo.
Haddaba halkaan hoose ka akhriso warka kasoo baxay Wasaaradda:
Comments are closed.