Wariyeyaasha oo laga mamnuucay gelida Garoonka Diyaarada ee Magaalada
Muqdisho (mateeg)Maamulka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa soo saaray warqad digniin ah oo ku socoto Saxaafadda.
Warqadan ayaa looga digayaan in Wariyeyaasha ay galaan gudaha Garoonka Diyaaradah ee Aadan Cadde muddo lixdan maalmood.
Comments are closed.