WARBIXIN:-COMESA Oo Ka Qeyb Qaadaneysa Dib U Dhiska Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka war-bixiyay shir madaxeedka waddamada ku bohoobay Suuqa Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ee lagu qabtay magaalada Lusaka ee dalka Zambia.
Comments are closed.