Wararkii ugu dambeeyay Qarax ka dhacay Muqdisho

Read Time:33 Second

Ugu yaraan labo Ruux ayaa ku dhimatay, labo kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii maanta Qarax uu ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo sida la sheegay ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ka dhacay afafaafka hore ee xero Shiino oo u dhow Xeradii hore ee Shiirkole ee degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir.

Goobjooge ku sugan goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxa uu sheegay in  laba ruux ay qaraxa ku geeriyoodeen oo ah dhalinyaro goobta ku sugneyd,sidoo kalena laba kale ay ku dhaawacmeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay,waxaana halkaasi ay ka sameeyeen howlgallo baaritaano ah wallow aysan cid weli ku qaban.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.