Wararkii ugu dambeeyay dilal ka dhacay Muqdisho

Read Time:42 Second

Wararka laga helayo Xaafada Seybiyaano ee degmada Hodan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay mid ka mid ah Shaqaalaha Soomalida ee u Shaqeeya Turkiga.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Mareeg Online in falka uu ka dhacay agagaarka halka loo yaqaano Cadagya oo Bar-koontorool ay ku leeyhiin Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Ninka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Sharmaake Tifow ,waxaana dilkiisa ka dambeeyey askari ka tirsan Ciidamada Booliska ee ku sugan Barta Koontorool.

Ninka la dilay ayaa watay gari nooca loo yaqaano hilux,waxaana gaarigaas uu Subax walba ku qaadi jiray Shaqaalaha soomaalida  ee u Shaqeeya Turkiga ku sugan Soomaaliya.

Weli macada sababta loo dilay,waxaana wararka sheegayaan in askariga rasaasta ku furay Gaariga uu watay ee dilka ka dambeeyey uu goobta ka baxsaday,waxaana tan ay qeyb ka tahay dilalka ay geystaan Ciidamada ka tirsan Dowladda Soomaaliya

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.