Wararkii ugu dambeeyay dagaal maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne

Read Time:31 Second

Wararka ka imaanaya Magaalada Baldweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ku waramayan in halkaasi maanta duhurnimadii uu ka dhacay dagaal xoogan.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada militiga ah ee ku sugan Baladweyne iyo kooxo u abaabulnaa hab qabiil,iyadoona uu jiro khasaaro kala duwan.

Dadka deegaanka Magaalada baladweyne ayaa inoo sheegay in dagaalkan uu salka ku hayaao dil ka dhacay maalin ka hor Baladweyne oo loogu geystay darawal mooto bajaajle ah,waxaana halkaasi ku toogtay askari ka tirsan Ciidamada Booliska.

Waxaa maalintii Saddexaad Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ka taagan xiisad dagaal,taasi oo ka dhalatay dil ka dhacay bartamaha Magaalada.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %