Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo ka socda Muqdisho (SAWIRRO) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo ka socda Muqdisho (SAWIRRO)

Banaanbaxa rabshaddaha wata ee Isgoyska Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho ayaa xoogeystay, waxaana la xiray inta badan Suuqa Bakaaraha goobaha ganacsiga ee ku yaalla.

Banaanbaxa ayaa ka dhashay ka dib markii Askari ka tirsan Ciidanka dowladda uu dilay Mooto Bajaajle iyo ruuxii saarnaa Mootada.

Darawaladda Mootooyinka loo yaqaano Bajaajta ayaa sheegay in ay banaanbaxa wadayaan tan iyo inta Caddaaladda la horkeenaayo Askarigii dilay dadka Shacabka ah.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiran inta badan Wadooyinka muhiimka ah,waxaana heysta dhibaatooyin dadka Shacabka ah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!