War-murtiyeed xasaasi ah oo laga soo saaray Shirkii Heritage ee Garoowe

Read Time:44 Second

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Shirka Madasha Arragti Wadaaga oo soo qaban qaabiyay Machadka Cilmi baarista ee Heritage,

Shirka oo saddex maalmood ka socday Garoowe ayaa waxaa looga hadlay arrimaha siyaasadda, amniga, arrimaha bulshada, iyadoo cinwaanka Madashan uu ahaa Sidee Soomaaliya uga bixi kartaa Kumeel gaarnimada daba dheeraatay sanadka 2025, si loo helo dastuur dhameystiran, nidaam Federaal shaqeynaya, doorasho qof iyo cod iyo qodobo kale.

War-murtiyeed ka kooban dhowr qodob ayaa laga soo saaray Shirka Madasha Arragti Wadaaga ee Machadka Cilmi baarista ee Heritage, isla markaan ay isku raaceen Madaxdii ka qeyb gashay inta uu socday Shirkaas.

Madasha Arragti Wadaaga ayaa soo dhaweeyay heshiiskii laga gaaray doorashada dalka ka dhaceysa, isla markaana ugu baaqay Madaxda inay sii wadaan dadaal kasta oo lagu doonayo qabsoomida doorasho xor oo loo dhan yahay.

Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.