War-murtiyeed Kasoo Baxay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Oo Looga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War-murtiyeed Kasoo Baxay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Oo Looga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka

Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Galmudug ayaa soo saaray war murtiyeed ay ugu  hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Warqada lasoo saaray malahan wax saxiix ah, hadana waxaa ka muuqda calaamadaha lagu yaqaan shanta maamul Goboleed.

Inkastoo aysan kulmin Madaxweynayaasha maamul Goboleedyadda hadana waxaa la sheegay in ay  kuligood taleefan kuwada hadleen, ayna isku raaceen in war wadajir kasoo saaraan xiisadaha siyaasadeed ee dalka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!