War muriyeed kasoo baxay wada xaajoodkii Puntland iyo Galmudug”Sawiro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War muriyeed kasoo baxay wada xaajoodkii Puntland iyo Galmudug”Sawiro

Shirkii looga hadlayay nabad-gelyada magaalada Gaalkacyo ee ka socday Garoonka Diyaaradaha C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa soo idlaaday.

Shirka ayaa la isku raacay.

Qodobada shirkaan kasoo baxay waxay ahaayeen saddex qodob oo kala ah.

1: In xabbada la joojiyo oo la magacaabo guddi isku dhaf ah.

2: in  in labataanka bishaan la isugu tago magaalada Kismaayo .

3: iyo In si dhab ah looga wada hadlo waxyaalaha muranka dhaliyay.
punt_galkacgalkacyo
3muskateers

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!