War Deg Deg : Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Suuqa Ariga ee Magaalada Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg : Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Suuqa Ariga ee Magaalada Muqdisho

Waxaa daqiiqado yar kahor qarax xoogan oo Nuuca Miinada dhulka lagu aaso ah uu ka dhacay Suuqa ugu weyn Muqdisho ee lagu iibiyo Ariga oo kuyaala Xaafada Raadeelka ee Degmada Dayniile.

Goobjooge ayaa noo sheegay in qaraxa lagu aaso qeybo kamid ah Suuqa Ariga uuna qarxay goordhaw, waxaana qaraxan ka dhashay qasaaro aan wali la ogeyn halka uu gaarsiisan yahay.

Maamulka Degmada Dayniile oo goobta gaaray ayaa u gurmaday dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi una qaaday xarumo caafimaad, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay hada xiray ciidamo katirsan Dowlada.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe Insha Allah

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!