War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Goordhow Laga Maqlay Magaalada Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Goordhow Laga Maqlay Magaalada Muqdisho

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya laga maqlay Qarax xoogan gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska dabka ee Degmada Waabari.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa waxaana Qaraxa uu sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay Qaraxaan ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska dabka ee Degmada Waabari.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!