War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Goordhow Ka Dhacay Wasaaradda Dhalinyadara iyo Ciyaaraha
Qarax ayaa goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Wasaaradda Dhalinyadara iyo Ciyaaraha.
Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa waxaana Qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.
Ilaa iyo hada lama Ogga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa ka dhacay Nawaaxiga Wasaaradda Dhalinyadara iyo Ciyaaraha.
Comments are closed.