War Deg Deg Ah '' Qarax Xoogan oo Goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah ” Qarax Xoogan oo Goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

qarax aad u xoogan lagana maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay Isgooska KPP ee Degmada Hodan Gobolka Banaadir.

Warar horudhac ah oon helnay ayaa sheegaya in qaraxan uu yahay Miino dhulka lagu aasay,gaar ahaan waxa uu ka dhacay bar ay ciidamada joogeen.

Afar qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qaraxan oo Daqiiqado yar kahor dhacay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray Ciidamo katirsan Nabad Sugida iyo booliiska kuwaa oo gabi ahaan xiray haka uu qaraxu ka dhacay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!