War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa Caawa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya laga maqlay Qarax Xoogan oo ka dhacay Maqaayada lagu magacaabo Boosh oo ku dhow Pizza House ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa.

Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay Qaraxaan Caawa ka dhacay Maqaayada lagu magacaabo Boosh oo ku dhow Pizza House ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!