War Deg Deg Ah:-Qarax Weyn Oo Goordhow Laga Maqlay Magaalada Muqdisho

Read Time:24 Second

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Wadada Maka Al Mukarama.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, iyadoona la sheegay inuu ku Qarxay Wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al Mukarama..

Qaraxa ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama ee Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi.

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %