War Deg Deg Ah:-Qarax Weyn Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah:-Qarax Weyn Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Hoteelka Naasa-hablood  2 oo ku yaalla Degmada Xamar Weyne.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, iyadoona la sheegay inuu ku Qarxay Afaafka hore ee Hoteelka.

Qaraxa ka dhacay Afaafka hore ee Hoteelka Naasa-hablood  2 ee Degmada Xamar Weyne ee  Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi.

 

 

 

Lasoco wixii kusoo kordha Insha Allaah 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!