War Deg Deg Ah:-Qarax Khasaaro Geystay Oo Goordhow Ka Dhacay Wadada Afasiyooni * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah:-Qarax Khasaaro Geystay Oo Goordhow Ka Dhacay Wadada Afasiyooni

Waxaa goordhow Qarax xoogan uu ka dhacay Wadada Afasiyooni ee Degmada Waabari waxaana, Qaraxa dhawaqiisa laga maqlay Xaafadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxa ka dhacay Wadada Afasiyooni ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isgu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Dad shacab ah.

Halka uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya.

 

La soco wixii ku soo kordha Qaraxa ka dhacay Wadada Afasiyooni In sha allaah.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!