War Deg Deg Ah Qarax Gaari loo adeegsaday oo Goordhay ka dhacay Maqaayad kutaala Degmada Bondheere * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah Qarax Gaari loo adeegsaday oo Goordhay ka dhacay Maqaayad kutaala Degmada Bondheere

Waxaa goordhaw qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay afaafka hore Maqaayad lagu magacaabo Rajo oo kutaala Xaafada Maana Boolyo ee Degmada Shibis, waxaana qaraxan ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Goobjooge ayaa noo sheegay in qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay afaafaka hore ee Maqaayada Rajo oo la sheegay in ay ka cunteenayeen Ciidamo iyo waliba dad shacab ah.

Wali lama oga qasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxa goordhaw ka dhacay Maqaalada Muqdisho, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray gaadiidka Gurmadka deg dega kuwaa oo halkaasi ka qaadaya dhaawacyada iyo dadka dhintay.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe Insha Allah

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!