Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Hada Kulan La Leh Laamaha Amniga Dowlada

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda  kulan la leh saraakiisha hay’adaha Ammaanka, kaasi oo ku saabsan Amniga guud ee Dalka.

Kulanka oo ka soconaya xarunta Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ah dhamaan saraakiisha laamaha Ammaanka ee Dowladda Federaalak ah ee Soomaaliya,

Ujeedada  kulanka ayaa ah sidii loo xoojin lahaa sugidda ammaanka guud ee dalka gaar ahaan caasimadda, iyo sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen dhamaan laamaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!