War Deg Deg Ah:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Xilkii Laga Qaaday * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Xilkii Laga Qaaday

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa galabta laga qaaday Xilka kadib markii kulan ay galabta Magaalada Cadaado ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi.

Kulanka galabta ka dhacay Magaalada Cadaado oo ay yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa waxaa Goobjoog ahaa Xildhibaano gaaraya 55 Xildhibaan 52 ka mid ahaa ayaa ogolaatay 2 ayaa diiday  1 ka mid ahna wuu ka aamusay.

 

La soco wixii kusoo kordha Insha Allaah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!