War deg deg ah: Dowlada Somalia oo taageertay mowqifka Barlamaanka Hirshabelle (Akhriso) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War deg deg ah: Dowlada Somalia oo taageertay mowqifka Barlamaanka Hirshabelle (Akhriso)

Dowlada Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee mudooyinkan ka dhex aloosnaa maamulka Hirshabelle.

Qoraal ay soo saartay dowlada ayaa lagu taageeray go’aankii baarlamanka maamulka Hirshabelle uu kalsoonida kala laabtay madaxweynihii hore ee maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.

Warkan ayaa ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha waxaana ku saxiixnaa wasiirka wasaaradaas Cabdi Faarax Juxa oo hogaaminayey wafdi xaqiiqo raadin ah oo dowladu u dirtay dhowaan magaalada Jowhar sidatan ayuuna u qornaa:-

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!