War Deg Deg Ah : Baarlamaanka Jubbaland oo Lagu Kordhinayo 10 Xubnood * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah : Baarlamaanka Jubbaland oo Lagu Kordhinayo 10 Xubnood

War saxaafadeed dhawaan kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo uu ku saxiixnaa afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar ayaa lagu sheegey in kadib wadatashi uu madaxweynaha la sameeyey odayaasha dhaqanka in la go’aansaday in baarlamaanka Jubbaland lagu daro 10 xildhibaan.

Arrintani ayaa waxa ay ka dambeysey kadib markii beelaha qaarkood ay cabasho ka muujiyee qoondada ay baarlamaanka ka heleen.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.