DAAWO: Wafdi Uu Hor kacaayo Wasiir Xoosh Oo Gaaray Magaalada Beydhabo

Read Time:20 Second

Muqdisho (Mareeg News ) Wasiirka Dastuurka dowladda Federaalka ee Soomaaliya mudane xoosh jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay gaarey Magaalada baydhabo

waxaana soo dhaweeyay wasiirka dastuurka dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Eelaay waxayna kaga hortageen garoonka

wafdiga Ka socda Dowlada Dhex Ee uu hoggaaminaayo Wasiir xoosh ayaa lagu wadaa ineey Maalmaha soo socda joogi doonaan baydhabo waxayna ka qeybgali doonaan shir udhaxeeya Maamul Goboleedyada Iyo Dowladda federalka soomaaliya.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.