Wafdi uu hoggaaminayo Axmed Madoobe oo gaaray degmada Cadaado * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wafdi uu hoggaaminayo Axmed Madoobe oo gaaray degmada Cadaado

Cadaado ( Mareeg)-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta gaaray degamda Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Axmed madoobe ayaa soo dhaweyn diiran waxaa ugu sameeyay Magaaladaasi Cadaado madaxda maamulka Galmudug oo uu ugu horreeyo Cabdikariin Xuseen Guuleed,

Wararka ayaa sheegaya in u jeedka safarka Axmed Madoobe uu ku qotoma shirka dhawaan ka dhacaya Magaalada Kismaayo.

Sidoo kale wafdiga Axmed Madoobe ayaa u sii gudbi doona dhanka Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!