Wafdi Maanta Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Read Time:31 Second

Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa Saacaddaha soo socda ku wajahan wafdi ka socda maamulada Puntland ,Galmudug iyo Hirshabeelle.

Wafdigaan ka socda maamulada Puntland ,Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa waxa ay ka qeyb geli doonaan shir maalinta bari oo Axad ah ka furmaya Magaalada Kismaayo oo looga hadli doono Siyaasadda maamul goboleedyadda dalka ka jira.

Waxaa sidoo kale lagu waddaa in maanta Magaalada Kismaayo ay gaaraan xubno ka socda beesha Caalamka.

Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa maalintii shalay aheyd gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.