Wafdi ka socda Somalia oo ku wajahan Dalka Saudi Arabia (SAWIRRO)

Read Time:23 Second

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa ku wajahan Dalka Sacuudiga.

Wafdigan uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Mahadi Maxamed Guuleed ayaa lagu wadaa in Shirir ay uga qeyb galaan Dalka Sacuudiga,

Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa waxuu sheegay in qeyb uu ka yahay Wafdiga u ambabaxay Dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Waxaa uu tilmaamay in halkaasi ay shirir muhiim ah uga qeyb gali doonaan.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.