Wafdi ka socda Masar oo yimid Muqdisho

Read Time:39 Second

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Dowladda Masar, Hamdy Sanad Loza ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Wafdiga ka socda Dowladda Masar ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa Wafdiga ku qaabilay Magaalada Muqdisho Ku Xigeenka Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya iyo Duqa Magaalada Muqdisho.

Labada dhinac ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan arimo khuseeya Xukuumaddaha Muqdishio iyo Qaahira.

Dowladdaha Masar iyo Somalia ayaa Bishii March kala saxiixday heshiis wada shaqeyn oo dhanka amaanka ah.

Waxaa sidoo kale ay isku raaceen in si wadajir ah ay uga wada shaqeeyaan sidii looga adkaan la haa Kooxaha Al Shabaab iyo Daacish.

Labadan Dowladdood ayaa Dagaal xoogan kula jira Kooxaha Al Shabaab, Daacish iyo sidoo kale Al Qaacida oo dhankooda Dagaal ka wada qeybo ka mid ah Dalalka Soomaaliya iyo Masar.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %