Wafdi ka socda Eritrea oo yimid Muqdisho (SAWIRRO)
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreab.
Wafdiga Eritrea ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya.
Wafdiga ayaa loo galbiyay Madaxtooyadda Soomaaliya, halkaasi oo lagu wada in wadahadallo ay kula yeeshaan Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo..
Comments are closed.