Wafdi ka socda Eritrea oo gaaray Somaliland

Read Time:27 Second

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibada Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed ayaa maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland.

Wasiirka ayaa marti-qaad waxuu ka helay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan ka soo laabtay wadanka isutaga Imaaraadka Carabta.

Wadfigaas ayaa noqonaya wafdigii ugu horeeyay ee heerkiisa ah kana socda Dowladda  Eriteriya kaas oo taga deegaano ka tirsan Soomaaliland.

Tallaabadaan ayaa imaaneysa xilli sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi uu dhawaan tagay dalka Itoobiya oo xiriir wanaagsan la leh Eriteriya ,isla markaana uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.