Wafdi ka socda 15-ka dal ee Golaha Amaanka oo laga sugayo Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wafdi ka socda 15-ka dal ee Golaha Amaanka oo laga sugayo Muqdisho

Mareeg.com: Wafdi ka socda 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Wadfiga Golaha Amaanka ayaa la filayaa in laguu soo dhaweeyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaasoo sidoo kale ay kula kulmid doonaan Madaxda Dowladda Soomaaliya.

Xubnahan ayaa la filayaa iney sidoo kale la kulmaan qaar ka mid ah guddiyada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Xubnahaan oo booqasho ku kala bixinaya qaar ka mid ah dalalka Afrika ayaa haddii ay Muqdisho yimaadaan noqoneysaa markii ugu horreysay ee ay booqasho ku yimaadaan Soomaliya.

Mareeg Maedia

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.