Wafdi ay soo dirtay Soomaaliland oo gaarey Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wafdi ay soo dirtay Soomaaliland oo gaarey Muqdisho

Wafdi ka socda guddiga gurmadka fatahaadaha Soomaaliland ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana garoonka kusoo dhaweeyay wasiiro iyo xillibaano ka tirsan dowlad.

Guddiga ayaa keenay Lacag cadadkeedu yahay 600,000 $ lix boqol oo kun oo dollar si loogu caawiyo dadka la dhibaateysan saameynta fatahaadda.

Dhowr sano ka hor ayaa abaar ka dhacday deegaano ka tirsan Soomaaliya ayaa Soomaaliland waxaa ay kamid noqotay dadkii soo gurmaday.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!