Wadooyinka Qaar ee Muqdisho oo saakay xiran

Read Time:28 Second

Waxaa saakay xiran qaar kamid ah wadooyinka waa weyn  ee Magaalada Muqdisho,waxaana xiray Ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa Booliska.

Wadooyinka ay xireen Ciidamada booliska ayaa waxaa kmid ah Wadada ka timaada dhinaca Shaqaalaha ee soo aada Xamarweyne,Isgoyska Jubba,Taalada Daljirka iyo wadooyin kale oo muhiim ah.

Dadka Shacabka ah iyo gaadiidleyda Muqdisho ku nool ayaa waxa ay saakay ku soo waabariisteen qaar kamid ah wadooyinka ugu muhiimsan isku socodka dadka iyo Gaadiidka oo xiran.

Lama oga sababta ka dambeysa in la xiro qaar kamid Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %