Waa Maxeey Sameeynta Ay ku leeyijiin Mooshinka Xasan shiiq iyo CC Shakuur & Halista Xukuumada Kheyre ay…..

Read Time:58 Second

muqdisho ( mareeg news ) Madxweynihii hore ee jamhuuriyada federalka soomaaliya xasin shiiq maxamuud ayaa dadaal badan ugu jira sidii loo difaaci lahaa Gud Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari.

mr xasan shiiq maxamuud oo kamid ah golaha baarlamaanka ayaa lasheegayaa in uu Xildhibaanada ku booriyay Difaacista sharciga Waxuuna ka digay in awoodii barlamaanka la wiiqo oo uu baarlamaanka noqdo goob u nugul Awaamirta xukuumada.

xasan shiiq oo saameen xoog leh ku dhex leh Baarlamaanka ayaa caadis xoogan saarayo xukuumada kheyre.

waa cusub ayaa ku baryay xukuumada kheyre oo 91 xildhibaan kaliya heysato.

cabsida kale ee jirta aya ah oo dabka basiinka ku sii shubeysa RW CC sharmaake  oo soo gaaray muqdisho Mr sharmaake oo katirsan Aqalka sare ayaa asigana la sheegayaa in uu xildhibaanada ku aragtida ah xooga ku saarayo sidii meel looga wada soo jeesan lahaa Xukuumada iyo kheeyre.

Madaxweyne Farmaajo caadis xoogan ayaa saaran Xukuumadana waxeey quus ka taagantahay kana wel wel santahay sidii ay ugu babac dhigi laheeyd Iskaashiga Xisbiyada iyo Madaxda saameenta siyaasadee ku lahaa soomaaliya 5 sano ee lasoo dhaafay.

dhankale Waxaa muuqaneeysa in Kheyre looga guuleystay mooshinka Balse su.aasha taagan ayaa ah hadii uu jaawiri badbaado xukuumada halkee ku dambeey doontaa?

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.