Waa maxeey Mowqifka Madaxweyne Farmaajo Ee Moshinka Laga keenay Jawaari. — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Waa maxeey Mowqifka Madaxweyne Farmaajo Ee Moshinka Laga keenay Jawaari.

madaxweyne farmaajo oo gooni gooni ula kulmay xildhibaanada mooshinka ka wada jawaari ayaa waxa ay wararka sheegayaan in madaxweynuhu rabay inuu la hadlo warbaahinta lakin waxaa la sheegayaa ineey ka diideen Agaasimaha madaxtooyada iyo lataliyihiisa arimaha siyaasada.

wararka aan ka heleyno vila somalia ayaa Sheegay in madaxweynaha uu xubno barlamaanka kamid ah faray ineey dajiyaan xaalada ka dhex aloolsan Golaha iyo xukuumada,

lama oga waxuu xaalka ku dambeeyno.
waxaa kaloo suuqa soo galay saakay ilaa duhurtiina la hadl haaye in tira badan oo xildhibaana ah ay mooshin ka qoreen RW kheyre ayna la sugayaa gudoomiye jawaari.

mr muudeey oo xalay kula hadlay warbaahinta gurigiisa ayaa sheegay in ay qaadayaan cidka kalsoonida.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!