Waa maxay Ogeysiiska uu soo saaray Taliska Ciidanka Xooga? * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Waa maxay Ogeysiiska uu soo saaray Taliska Ciidanka Xooga?

Taliska Ciidanka Xoogga  Soomaaliyeed ayaa waxuu saaray ogeysiis ku aadan in uu qaadanayo Leyli Saraakiil iyo Saraaliil xigeen  Cusub oo ka mid noqondoona Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Dhawaan dadka la qaato ayaa lagu tababari doonaa Saldhiga Ciidanka Turkiga ee Maaalada Muqdisho.

Hadaba Sharuudaha laga doonayo Qofka raba inuu ka mid noqdo layli saraakiil iyo Saraakiil xigeenada ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed Waxaa ka mid:-

 1 Waa in uu yahay Soomaali

2 waa in Dadiisu  ay tahay 18-ilaa 24sano jir.

3 Waa inuu heystaa Shahaado Dugsi Sare iyo Jamaacad

3 Waa in uu Doob yahay

4 Waa in uu yahay Qof Maskax iyo Jir ahaan Fayow.

5 Waa in uusan laheyn wax Balwad ah.

Waxaa Taliska bayaanka ka soo baxay lagu xusay in isdiiwaangelinta ay bilaaban doonto 24/05-2018 waxa ayna ku eg tahay 29-05-2018.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!