Vila Somalia Oo 250,000 Dollar u geeysay Ahmed Madoowe & Xaalada Gobolka Gedo Oo ... * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Vila Somalia Oo 250,000 Dollar u geeysay Ahmed Madoowe & Xaalada Gobolka Gedo Oo …

Kismaayo ( Mareeg News ) Wasiiro Kasocday xukuumada Federralka soomaaliya ay kamid ahaayeen wasiirka arimaha gudaha, wasiirka Gaadiidka Cirka , iyo madax katirsan Vila Somalia

Madaxda maamul gobleedka gaar ahaa madax uu hoggaaminaayo madaxweyne ku xigeenka 3aad Ee maamulka jubaland mr luga dgeere ayaa ka gudoomay lacagta qeeyb kamid ah oo kaash aheeyd.

Madaxweyne ahmad madoowe ayeey wafdiga la fadhiisteen xarunta madaxtooyada  jubaland Kulan saacada qaatay oo lagu lafa guray xaalada dalka uu maraayo guud ahaan gaar ahaan jubaland iyo dowlada federalka xiriirka ka dhaxeeya ayaa lagu lafa guray kulanka.

Taniyo Eedeymihii uu Ahmed madoowe u jeediyay xukuumada hada jirta waa markii ugu horeeysay ee ay madax kamid ah Dowlada dhexe gaaraan kusmaayo iyagoo maraya maamulka Jubaland.

Rw kuxigaanka iyo wafdi uu hoggaaminyo oo gaaray Gobolka gado bishii hore ayuu madxweyne ahmed madoowe dowlada federalka ugu dhaliilay ineey ka tilaabsatay maamulka jubalnd faragelina ku heyso howlaha ay xaqa u leeyihiin jubalnd.

lacagahan ayaa lagu wadaa in maaalmaha soo socdo deeq gurmasha ah lagu gaarsiiyo dadka webiga juba ku fatahay iyo xaalada Adag ee kataagan gobolo uu kamid yahay gobolka gedo.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!