VIDEO: Booliiska dalka Kenya oo arin sir ah banaanka soo dhigay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

VIDEO: Booliiska dalka Kenya oo arin sir ah banaanka soo dhigay

Wararka laga helaayo magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas lagu qabtay kooxoo Burcad ah oo dhawaan lacag tiro badan dhacay.

Afar ruux ayay ahaayeen dadka lasoo qabtay kuwaas oo la sheegay in ay dhaceen lacag dhan 18 milyan oo shilin Kenya ah isla markaana askari Kenyaan uu ragaan ku shaqeesanaayay.

Booliska Kenya ayaa dabagal ka dib waxaa u cadaatay in afartaan ruux ay ahaayeen kuwa u shaqeeya mid ka mid ah saraakiisha maamusha Booliiska dalkaas Kenya ee ku sugan Mombasa isla markaana lacagta ay u geenaayeen.

Afartaan ruux ayaa lasoo qabtay iyaga oo doonaayay in ay diyaarad ka kireystaan Nairobi si ay dalal kale u tageen oo isla markaana lacagahaas ay qeysadaan.

Halkaan ka daawo Video qarsoodi ah oo laga duubay qaabkii loo qabtay afartaas ruux.

Inta Jeer ee la Aqrisatay

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!