Ururka Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Ciidamo Ka Soo Goostay Dowlada Soomaaliya + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ururka Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Ciidamo Ka Soo Goostay Dowlada Soomaaliya + Sawirro

Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay labo askari oo ka soo goostay Ciidanka dowlada Soomaaliya iyaga iyo hub ay wateen.

Goob Fagaaro ah oo ku taalla Degaanka Kuunyo-Barow ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa maanta lagu soo bandhigay Labadan Askari  waxaana sidoo kale ay Shabaabku sheegeen in Labada Askari ay wateen Gaari Cabdi-bile ah oo ay la soo goosteen.

Ilaa iyo hada majiro wax war oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidanka dowlada Soomaaliya ee ku aadan wararka sheegaya in Ururka Al Shabaab ay ku biireen Ciidamo ka tirsan dowlada.

1 2 3 4 5 6 7

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!