Ururka Al Shabaab Oo Madaafiic Ku Garaacay Deegaanka Biya-Cadde

Read Time:25 Second

Ururka Al Shabaab ayaa xalay Madaafiic ku garaacay deegaanka Biya-cadde oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana dhawaqa Madaafiicda la maqlay  inta badan meelaha u dhow dhow deegaanka Biya-cadde.

Madaafiicda kadib ayaa la sheegay inuu xigay Dagaal Al Shabaab ay ku qaadeen Ciidamada dowlada ee ku sugan deegaanka Biya-cadde.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Dagaalka dhexmaray Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab iyo Ciidamada dowlada Soomaaliya ee jooga  Biya-cadde ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %