Ururka Al Shabaab Oo Maanta Degmada Jilib Ku Toogtay Nin U Dhashay Dalka Tanzania * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ururka Al Shabaab Oo Maanta Degmada Jilib Ku Toogtay Nin U Dhashay Dalka Tanzania

Wararka aan ka heleyno Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxa ay sheegayan in maanta halkaasi ay Ururka Al Shabaab ay ku toogteen Nin.

Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay meel fagaaro ah ku toogteen Nin u dhashay dalka Tanzania oo la sheegay in uu basaas ahaa.

Ninkaan Maanta ay Ururka Al Shabaab ay ku toogteen Degmada Jilib ayaa waxa ay ku eedeeyeen inuuu basaas u ahaa dowladaha Ruwanda iyo Mareykanka.

Ninka la toogtay waxaa magaciisa lagu sheegay Cisa James oo u dhashay Tanzania.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!