Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Beledweyne

Read Time:26 Second

Allaha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Ugaas Cabdiraxmaan ayaa la sheegay in uu ka qeybgalayay kulan muhiim ah kahor inta uusan geeriyoon, waxaana hadda socda kulan looga hadlayo aaska loo sameynayo Marxuumka oo ay ka qeyb galeen Maamulka gobolka iyo qeybaha bulshada.

Allaha u naxariistee Marxuum Ugaas Cabdiraxmaan ayaa ka mid ahaa odoyaasha dhaqanka ee doorka fir fircoon ka soo qaatay xal u helidda dagaal beeleedyo ka dhacay gobolka iyo meelo kale oo ka baxsan Hiiraan.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.